Sahal Server POS wuxuu kaa caawiyaa maamulka makhaayadaha, farmasiyada, iyo dukaamada waaweyn si sahal iyo hufan. Deg deg, ammaan iyo la isku halleyn karo.
Select a portal to access your management system
Manage your restaurant, menu, orders and staff efficiently.
Access Portal âManage products, stock, sales and inventory easily.
Access Portal âManage medicines, prescriptions, sales and inventory with ease.
Access Portal âTake table orders and send them straight to the kitchen.
Access Portal âCollect payments, close orders and print receipts.
Access Portal âYour data is protected with advanced security.
Save time and manage your business more efficiently.
Get real-time insights and grow your business.
We're here to support you anytime, anywhere.
Sahal Server POS waa nidaam casri ah oo Soomaali u dhashay, loogu talagalay in uu fududeeyo maamulka ganacsiga. Hal goob ayaad ka maamuli kartaa makhaayado, dukaamada waaweyn (supermarket), farmasiyada, iyo dugsiyada.
Nidaamku wuxuu si buuxda ugu shaqeeyaa internet-ka (cloud), taasoo kuu ogolaanaysa inaad ka maamusho ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto, adigoo isticmaalaya taleefan, kombuyuutar ama tablet.
Waxa uu kuu qabtaa:
Hadafkeenu waa inaan Soomaalida siino aalado casri ah oo ganacsigoodu ku kobco, ku hufmo, oo ku ammaan galo.
Nidaamkan wuxuu makhaayadaada u fududeeyaa maamulka liiska cuntada, dalabaadka, shaqaalaha, iyo iibka â dhammaan si degdeg ah oo hufan.
Ku habboon makhaayado yaryar iyo kuwa waaweynba.
Nidaamkan wuxuu kuu fududeeyaa maamulka alaabta, kaydka, iibka, iyo inventory-ga si sahlan oo saxsan.
Wuxuu ku habboon yahay dukaamada waaweyn iyo mini-market-yada.
Nidaamkan waxaa loogu talagalay farmasiyada si ay u maamulaan daawooyinka, iibka, deynta, iyo kaydka si ammaan ah.
Wuxuu farmasiyaha ka caawiyaa in ay xogtooda si hufan u maamulaan.
Su'aal ma qabtaa ama caawimaad ma u baahan tahay? Waan diyaar u nahay 24/7.